Baydhabo Soomaliya-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyaal oo aad xasaasi u ah ayaa Caawa soo saarey Wariye C/Rashiid Rashka Boy waxaa soo jeedinaaya isla Wariye C/ Rashiid Rashka…
Warsan Radio
Baydhabo Somaliya-WMN]-Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Maxamed( Amar-dambe) ayaa maanta booqasho ku tegey degmada Aw-dheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Wasiirka gaashaandhigga ayaa waxaa safarka uu…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Bilaal hilaal hadaba aanka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Khaalid Cabdi Ibraahim Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan was…
Shirka Wada-tashiga ee xuquuqda Aadanaha muhiimka u ah iyo arrimaha la xiriira ayaa maanta lagu qabtay magaalada Jowhar ee caasimada Dowlad Goboleedka Hirshabelle. Shirkan oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Haweenka…
Baydhabo Somaliya-{WMN}-Waxaa Maanta Idaacada Warsan ee Magaalada Baydhowa lagu Qabtey Dood ku saabsan Haweenka iyo Ka Qeybgalka Siyaasada Dalka, waxaana ka qeyb Galay 1-Aamina Cabdikariin Maxamed oo ah Xoghayaha Dhalinyarada…
Baydhabo Somaliya-{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Bilaal hilaal hadaba aanka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Khaalid Cabdi Ibraahim Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan was…
Akhriso:-Booliska Somaliland oo xiray tifaftirihii Horn Cable TV, xayiraadna saaray TV-ga
MUQDISHO, Soomaaliya, 18 Nofembar, 2019 – Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS) ayaa ugu baaqay masuuliyiinta Somaliland inay shuruud la’aan ku siidaayaan Tifaftiraha Guud ee telefishanka Horn Cable Cabdulqaadir Saleebaan Caseyr (Codey)…








