Wararka ka imanaya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in goor dhow lagu diley waqooyiga magaalada gaalkacyo taliyihii ciidamada nabadsugida maamulka Puntland ee gobolka Mudug Col Xaashi Aadan Cilmi.…
Warsan Radio
Baydhabo Soomaaliya-{WMN}-Salaadii casarkii markii la tukaday ayaa Culimo ka hadashay Masaajid Jaamaca Wey nee magaalada Baydhabo, waxaa ay ka digeen muuqal faafay oo maalamihii u danbeeyey dhex wareegayey bulshada oo…
Akhriso:-Ra’iisul Wasaare Khayre oo Dalka Kusoo Laabtay Kadib Safarkiisii Shaqo Ee Faransiiska, Belgium Iyo Qatar
-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo caawa dib ugu soo laabtay dalka kadib safarradii shaqo ee wadamada Faransiiska, Belgium iyo Qatar, ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Caalamiga ah ee…
Akhriso+Sawiro:-Ra’iisul Wasaare Khayre oo Kormeeray Qaar Kamid Ah Xarumaha Wasaaradaha
Muqdisho, Arbaco, Nofeembar 20, 2019—Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo xalay dalka dib ugu soo laabtay, ayaa maanta kormeeray xarumaha wasaradda Warfaafinta, Haweenka , Kalluumeysiga, ganacsiga, Beeraha iyo xanaanada…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Bilaal hilaal hadaba aanka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Cabdi Naasir Mayow Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan was…
Dhageyso:-Qoddobadii lagu heshiiyay kulankii Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynayaashii hore ee dalka
Baydhabo Somaaliya-{WM}- Xasan Sheekh Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa sheegay in qoddobo badan ay ka wadahadleen Madaxweyne Farmaajo, balse muhiimadooda ay ahaayeen arrimaha doorashooyinka, khilaafka dowlada iyo maamul goboleedyada,dhowrista dastuurka,gobolka…








