Baydhabo Somaliya-{WMN}-waxaana kasoo qeyb galay qaybaha kala duwan ee bulshada reer afgoye sida waxgaradka odiyasha dhaqanka dhalanyarada habeenka iyo ganacsatada magaalada afgoye waxaana halkaasi qudbado ka jeediyay mas,uuliyiintii ka soo…
Warsan Radio
Suxufiyiin mudaaharaad duubeysay oo weerar gacan-qaad iyo xarig loogu geystay Hargeysa
Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS) wuxuu cambaareynayaa falka sharci darrada ah ee garacista, handadaadda looga gol leeyahay in lagu aamusiyo iyo xarriga loogu geystay magaalada Hargeysa labo suxufi oo ka shaqeeya…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa soo saarey Wariye Muxiidii maxamed xasa waxaa soo jeedin dono isla Wariye Muxiidiin Xusni Dhageysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified: November 11th, 2019…
Akhriso:-Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo oo Gaaray Faransiiska
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay qayb ka yihiin wasiirrada amniga iyo waxbarashada ayaa gaaray magaalada Paris oo ay uga qayb gelayaan shirka…
Akhriso+Sawiro:-Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Joma Kenyatta ku soo dhoweeyay Wasiirka Gaadiidka Kenya James Macharia iyo Mas’uuliyiin kale. Ujeedada safarka Madaxweynaha ayaa ah ka qeybgalka shir caalami ah oo…
Akhriso+Sawiro:-Xukuumadda oo Horumarineysa Dhismaha Safaaradda Dowladda Soomaaliya ee Faransiiska
Paris, Arbaco, Nofeembar 13, 2019—Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa booqday dhismaha safaarada Soomaaliyeed ee dalka Farasniiska. Mudane Xasan Cali Khayre oo safaaradda kula kulmay ku simaha safiirka…








