MUQDISHO– (WSR)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u furaya kalfadhiga 7aad ee Baarlamaanka Soomaaliya, kadib markii uu fasax ku maqnaa muddooyinkan, iyadoo kalfadhigan uu yahay…
Author
Warsan Radio
Dhageyso:-Wareysi Aanu Layeelanay wasiirka warfaafinta Gudiga Maareynta Masiibooyinka KGS Oo Bilaabaya Tira Koobka Khasaarihii Uu Geystey Robabka Ka Da’ey Gobolada KGS.
written by Warsan Radio
Gudiga Gollaha Wasiirada Ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Ee Loo xilka Saarey Maareynta Masiibooyinka uu geystey roobab Badan oo ka da’eey Gobolada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Dhawaan Sheegeen Inay bilaabayaan…
Dhageyso:-Wareysi aanu Layeelanay Gudoomiyah Degmada Diinsoor oo Logu Waramay Howlgal Ka Dhacay Degaankaasi>>
written by Warsan Radio
Wareysi aanu Layeelanay Gudoomiyaha degmada Diinsoor ee Dowlada Gobaleedka Konfur Galbeed Soomaaliya Ibraahim Max’ed Shik-Shigow ayaa warbaahinta warsan radio iyo KGS in ciidamada Huwanta degmada Diinsoor aya ka saarayaan dhamaan…
