Goofgaduud–WSR–Wararka laga helayo degaanka Goofgaduud buuray haraaw ee Gobolka Baay ayaa sheegaya in Rob ka da’ay halkaasi ay ka dhasheen Khasaaro Naf iyo Maalba ah oo soo gaaray Dadka iyo…
Author
Warsan Radio
Dhageyso:- Wararkii Caawa Ee Idaacada Warsanradio iyo Warbahinta Konfur Galbeed Soomaaliya>>
written by Warsan Radio
BAYDHABO–(WSR)–Halkaan ka dhageyso warka Warsan Radio iyo warbaahinta KG soomaaliya warka caawa waxaa akh rinayey warka caawa waxaa soo diyaariyay maxamed aaan waxaa idin soo gaarsiinayaa Shukri bidhaan hoose kadhageyso…
Dhageyso:-Gudoomiye Siidii “Halka ay Diyaarada Ku Dhacday Waa jJdka Isku xira Toora-Toorow iyo Afgooye”
written by Warsan Radio
Afgooye(WSR)— Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose C/qaadir Maxamed Nuur Siidii ayaa xaqiijiyay duhurnimadii maanta diyaarad ay ku dhacday duleedka galbeed ee degmada Afgooye, isagoo sheegay inay wadaan baaritaan ku aadan diyaarada…
Dhageyso:-Fariin Ka Soo Yeertay Gudoomiyaha Gobalka Bay Dr. Cabdirashlid Cabdullaahi Maxamed, >>
written by Warsan Radio
Fariinka Soo Yeertay Gudoomiyaha Gobalka Bay Dr. Cabdirashlid Cabdullaahi Maxamed fariintaas hoos ka dhagayso codka Dr. Cabdirashlid Cabdullaahi Maxamed, Dhageyso:-Fariin Ka Soo Yeertay Gudoomiyaha Gobalka Bay Dr. Cabdirashlid Cabdullaahi Maxamed,…
