Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey ayaa u sheegay dowladda Itoobiya inay tahay inay tusto wax caddeyn ah oo ay heyso, si loo xaqiijiyo eedeymaha la xiriira cayrada toddobo sarkaal oo…
Author
Warsan Radio
Puntland oo shir ka yeelatay u diyaar garoowga doorashooyinka Golaha Shacabka
written by Warsan Radio
Ku-simaha Madaxweynaha Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Maamulkaas Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo todobaadkan looga hadlay Amniga, Warbixinta safaro wafdi Wasiiro ah ku tageen Gobollada Gardafuu…
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Doxa kula kulmay Wasiirka Ganacsiga Dalka Qatar
written by Warsan Radio
Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa magaalada Doxa ee xarunta Dalka Qatar kula kulmay Wasiirka Ganacsiga, ahna ku-simaha Wasiirka Maaliyadda Dowladda Qatar Mr. Ali bin…








