Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Cabdirshiid…

Rooble oo Hir-Shabeelle ugu baaqay inay u diyaar garoobaan doorashada Golaha Shacabka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ugu hambalyeeyay Madaxweynaha Hirshabeelle, Madaxweyne Ku xigeenka iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle iyo Guud ahaan Bulshadda Hirshabeelle munaasabadda sanad guuraddii 5-aad…
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hir-Shabeelle ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay Saqdii Dhexe qarax ka dhacay Magaalaadaas ay ku dhaawacmeen Xildbibaano ka tirsan Baarlamaanka Hir-Shabeelle. Xildhibaannada…