Hoos ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Wariye Yuusuf Sheekh Aadan (Yuusuf Qalinle)
Author
Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Cabdirshiid…
Guddoomiye ku xigeenkii hore ee baarlamaanka Malawi ayaa khamiistii isku toogtay gudaha baarlamaanka, halkaas oo uu kaga qeybgalayay kulanka xildhibaannada, sida uu sheegay baarlamaanka dalkaasi. Clement Chiwaya, oo 50 sano…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa ka qeybgalay kulan isugu jiray Qada sharaf iyo Isxog-wareysi uu Gudoomiyaha Gollaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed…





