Deeqdan oo ka kooban 11 ton oo isagu jirta daawada kahortagga COVID-19 iyo Agabka lala isticmaalo kahortagga cudurka. Munaasabad kooban oo lagu qabtay gudaha Garoonka Aadan Cabdulle ayaa waxaa ka…
Warsan Radio
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa galabta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug. Wafdigaas waxaa Madaxweyne Qoor Qoor ku wehliyey Senatorro iyo Xildhibaano…
Saaxiibbada Caalamka oo Boorriyay in la Xalliyo Muranka Siyaasadda, Xooggana la saaro Doorashooyinka
Saaxiibbada caalamiga ah ee Soomaaliya* waxay xusayaan in Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi “Farmaajo” iyo Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ay sii wadaan dadaallada dhexdhexaadinta ah ee lagu xallinayo khilaafaadka lagu muujiyey…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Cabdirshiid…
Dooda waxaa lagu falanqeeyey saamaynta qabiilka uu ku yeeshay nolosha bulshada sida waxbarashada,Cadaalada,guurka iyo maamulka. Dooda waxaa ka qaybgalayXildhibaan hore koonfur galbeed Faadumo Aadn CusmaanSudaysi Aadan Cabdullahi oo kamid ah…







