Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Cabdirshiid…
Author
Warsan Radio
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa shir guddoomiyay shirka Golaha Wasiirada Galmudug oo xalay ka dhacay Xarunta Madaxtooyada Galmudug ee Magaalada Dhuusamareeb. Kulanka ayaa diirrada lagu saaray qodobo…
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda xilgaarsiinta Jamaal Maxamed Xasan ayaa ku qaabilay xarunta Wasaaradda Wafdi ka socday dowladda Sweden oo uu hogaaminayay Safiirka Dowladda Sweden u fadhiya Soomaaliya Mr. Per Lindgärde,…
Guddiga gurmadka dhawaan uu u xilsaartey Madaxweyaha Koonfur Galbeed dhibaatadii loo geystey dadkii laga soo musaafuriyay laascaanood ayaa kulan la qaatey Hay’addaha UN-ka u qaabilsan arrimaha Gargaarka. Kusimaha Madaxa guud…









