Ma tahay Ganacsi/Shirkad ka shaqeysa Tamarta dabiiciga ah kana howlgasha Soomaaliya. Hadaba REACT SSA Soomaaliya waxay doonaysaa inay taageerto shirkadaha gaarka loo leeyahay ee tamarta dib loo cusboonaysiin karo ee…
Author
Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/Rashiid Axmed…





