Ma tahay Ganacsi/Shirkad ka shaqeysa Tamarta dabiiciga ah kana howlgasha Soomaaliya.
Hadaba REACT SSA Soomaaliya waxay doonaysaa inay taageerto shirkadaha gaarka loo leeyahay ee tamarta dib loo cusboonaysiin karo ee Soomaaliya ka shaqeeyakuwaas oo jecel inay balaariyaan howlahooda shaqo ee Koonfur Galbeed, Banaadir iyo Hirshabeelle. Waxay codsan karaan sharikaadku deeq lacageed oo dhan US $ 100,000 ilaa US $ 1,500,000 iyo sidoo kale kaalmo farsamo.
Si aad u dalbato si fudud booqo www.aecfafrica.org, buuxi foomka dalabka onlaynka ah oo soo gudbi codsigaaga kahor 31ka Oktoobar, 2021. Wixii macluumaad dheeraad ah ee ku saabsan habka dalabka u dir emaylREACTSSASomalia@aecfafrica.org