Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan oo maanta Shir Guddoominayay Kulanka Baarlamaanka ayaa Xarunta ay ku Shiraan Baarlamaanka ka sheegay in Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Cumar C/rashiid Cali Sharmaake ay kala…
Author
Warsan Radio
Dhageyso:-Malaaq Cali Bare Gudoomiyaha Gobalka Bakool … iidamada Booliska DFS Cabdi Maxamed Dile
written by Warsan Radio
Gudoomiyaha Gobolka Bakool iyo wefdi uu hogaaminayey ayaa gaaray Degmada Waajid waxaana gudoomiyaha safarka ku wehliyey xildhibaano ka socday Koonfurgalbeed iyo odayaal dhaqameedyo ayado halkaasna ay kusoo dhoweeyeen dadweyne farabadan.…
Dhageyso:-Gudomiye kuxigeenka arrimaha bulashada Hiiraan sheelk hussen oo waraysiiyey warbahinta KGS,
written by Warsan Radio
Baladweyne–WNN–-Gudomiye kuxigeenka arrimaha bulashada Hiiraan sheelk hussen oo waraysiiyey warbahinta Koonfur Galbeed Ssomaaliya gudoomiyahay ayaa wuxuu sharaxyey sida ay u ladhagmaan qoxootiga ku nool degaanada gobalka hiiraan, HOOS KA DHAGEYSO…
Dhageyso:-Wasaaradda Haweenka Iyo Xuquuqda Aadanaha Maamulka K/Galbeed Oo Si Casri Ah Loo Qalabeyey ,,
written by Warsan Radio
Marwo Binti Ibrahim Cali oo ah wasiir kuxigeenka haweenka iyo xuquuqda Aadanaha isla markaasina xildhibaan ka tirsan maamulka koonfurgalbeed soomaalia ayaa waxay in dhoweeydba wasiiradda waday dadaalo ay kor ugu qaadeeyso…
