QANSAXADHEERE—–WSR— wareysi aanu layeelanay gudoomiyahay degmada qansaxadheere ee gabalka bay gudoomiyaha ayaa ka war bixiinaayey xalada degaanka qansaxadheere degaanka ayaa ka jirta dhibaatooyin oo aha dhanka arrimaha bulshada sida cafimaadka…
Author
Warsan Radio
Dhageyso:-waxaa goordhow waraysi la tiigsanay gudoomiyaha hayada nadaafada daryeel sarfiis maxamed nuur macalim mukhtaar,,
written by Warsan Radio
waxaa goordhow waraysi la tiigsanay gudoomiyaha hayada nadaafada daryeel sarfiis maxamed nuur macalim mukhtaar maamulaha ayaa waxa ka waydiinay sababta ay ku qasabtay inay ka hergaliyaan hayada ay tahay sheqadeeda nadaafada,…
