Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Caasimadda Cumar Maxamuud Maxamed Filish ayaa sheegay in doorashooyinkii Golaha Shacabka ee ka dhacay Muqdisho ay si nabad ah ku billowdeen kuna soo geba-gaboobeen. Guddoomiyaha…
Author
Warsan Radio
Safiirka Dawladda Soomaaliya ee Itoobiya Cabdullahi Axmed Jaamac (Ilkajiir) ayaa ku qaabilay xarunta Safaaradda wafdi uu hoggaaminaayo Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Mudane James Swan. Kulanka ayaa la iskula soo…
Madaxweynaha Dowlad goboleedka KGS oo Wafdi ka socda QM kala hadley doorashooyinka & Arimaha Abaaraha
written by Warsan Radio
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qasriga Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi ay Hogaaminaysay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay Marwo…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/llahi…










