Hoos ka dhageyso Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
Author
Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/llahi…
Jubbaland Iyo Guddiga Loo Xil Saaray Arrinta Garbahaareey Oo Kulankii Ugu Horreeyay Yeeshay
written by Warsan Radio
Madaxweyne ku-xigeenka Koowaad ee dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa daahfuray kulankii Koowaad ee ay Guddiga uu Ra’iisul Wasaaraha xilgaarsiinta u xilsaaray qiimeeynta xaaladda deegaan doorashada labaad ee Jubaland Garbahaarey…
Dal Hor Leh Oo DF Ka Ballan Qaaday Soo Dhaweynta Soomaalida Ka Carartay Dagaalka Ukraine
written by Warsan Radio
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa wadahadal khadka teleefoonka ah kula yeeshay dhiggiisa Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Serbiya, Nikola Selaković. Wasiir Cabdisaciid ayaa…









