Barnaamijka Arimaha Caalamka waxaa idin soo jeedinaaya Wariye Shukri Ismaciil Axmed (Shukri Bidhaan)
Author
Warsan Radio
Dhageyso Barnaamijka barashada beeraha oo looga hadlaayo sida hagaagsan ee loo maareeyo gusashada Dalaga,Barnaamijka waxaa soo saartey Hayada Qaramada Midoowe uqabelsan cunada iyo beeraha ee FAO iyo Radio Warsan Dhageyso:-Barnaamijka…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/llahi…









