Doorashada xildhibaanada golaha Shacabka ayaa ka socota qaar ka mid ah caasimadda maamul gobooleedyadda, iyadoona sidoo kale Koonfur Galbeed noqotay maamulkii ugu horreeyay ee soo afjara doorashada deegaanka doorashada labaad…
Warsan Radio
Shir looga hadlaayay Joojinta dhoofinta dhuxusha Soomaaliya oo lagu qabtay Nairobi
Dowladda Soomaaliya ayaa kulan looga hadlay joojinta dhuxusha sida sharci darrada ah looga dhoofiyo Soomaaliya ku qabatay magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya. Shirkaan ayaa diirada lagu saaray waxyeeleynta degaanka…
Maraykanka oo shaaciyay in xannibaad dhanka socdaalka ah uu saari doono qaar ka mid siyaasiyiinta Soomaalida
Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay in ay xannibaad dhanka socdaalka ah saari doonto qaar ka mid siyaasiyiinta Soomaalida iyo shakhsiyaad kale oo ku lug lahaa qalqalinta hanaanka doorashada Soomaaliya. Waaxda Arrimaha…
Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy ayaa mar sii horeysay sheegay in ciidamada Ruushka ay isku dayi doonaan inay qabsadaan Kyiv ka hor waaberiga, isagoo uga digay dagaalyahanada qaranka inay feejignaadaan, wuxuuna…
Ciidamada Ruushka ayaa qabsaday magaalada Melitopol ee gobolka koonfurta Ukraine ee Zaporizhzhya, sida ay sheegeen wakaaladaha wararka Ruushka ee Interfax iyo Sputnik oo soo xiganaya wasaaradda difaaca ee dalkaasi. Melitopol…










