Guddiga maamulka doorashooyinka Beelaha banaadiriga ayaa soo bandhigay guddiga xulista Shanta kurri ay leeyihiin Beelaha Banaadiriga, iyaga oo sidoo kale shaaciyay jadwalka doorashada Shanta Kursi ee doorashadooda lagu qabanayo Magaalada…
Author
Warsan Radio
Guddiga hirgelinta doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee Galmudug ayaa Magaalada Dhuusamareeb ka wada diiwaangelinta musharrixiinta kuraas kamid ah Golaha Shacabka, kuwaas oo doorashadooda beri lagu qabanayo Magaalada Dhuusamareeb. Guddiga ayaa…
Ra’iisul Wasaaraha Xuluumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay ku-xiigeenka wakiilka Xog-hayaha Guud ee QM u qaabilsan Arrimaha bani’aadminimada Adam Cabdulmowlaa. labada dhinac ayaa ka wada hadlay arrimaha abaaraha dalka,…








