Hoos ka dhageyso Barnaamijka ciyaaraha ee Idaacada Warsan Waxaa Soo jeedinayaa Bilaal Hilaal Sheik
Warsan Radio
Duqa Magaalada Muqdisho Oo Farriin U Diray Waaxda Caafimaadka Dowladda Hoose Ee Xamar
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kulan gaar ah la qaatay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda xilgaarsiinta Fowziya Abiikar Nuur iyo Agaasimaha Caafimaadka ee…
Dhageyso Su’aal weydiints qeybtii 2aad ee Qabiirka Barnaamijka Beeraha waxan maanta ka jawaabney qaar ka mid ah su’aalihii beeralayda nasoo waydiiyeen iyo qadka telefoonka aan u furney dhagaystayaasha waxaana barnaamijka…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/llahi…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa casho sharaf u sameeyay Xildhibaannada dhawaan la doortay ee Labada Aqal ee BJFS ku matalaya Gobollada Woqooyi ee Somaliland. Ra’iisul Wasaaraha ayaa…









