Dowladda isutagga Imaaraadka Carabta ayaa mar kale maanta diyaarad siday gargaar kala duwan waxaa ay ka soo dejisay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. Wasaaradda gargaarka iyo Guddiga abaaraha…
Warsan Radio
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta howlgallo ka sameeyay degaano katirsan Gobolka Shabeellaha Hoose, iyaga oo Al-Shabaab kala wareegay deegaano u dhow Janaale oo hoostaga Magaalada Marka. Degaannada ay howlgalka…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/llahi…
Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay Waxyaabaha Maanka dooriya & dad isticmaalayay
Howlgal uu hoggaaminayo Taliyaha qaybta booliska gobolka Nugaal Xuseen Cali Maxamuud lagana sameeyay Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa lagu soo qabqabtay Mandoriyaal iyo dadkii isticmalayay. Howlgalkan oo qaatay…
Kooxo ku hubeysnaa bustoolado ayaa Xaafad katirsan degmada Dharkeenleey ee Gobolka Banaadir waxaa ay kudileen Sarkaal ka tirsan Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed. Sarkaalka oo Magaciisa lagu sheegay Cabdi Dheere ayaa…










