Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaya magaciisa iyo kan Goleyaasha Xukuumadda Iyo Shacabka Puntland, ayaa ka tacsiyeeyay geerida Alle Ha’unaxariistee Jiif Caaqil Yaasiin Cali Dhahar iyo Nabadoon Cabdi…
Warsan Radio
Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland ayaa shaaciyey jadwalka qabashada doorashada 5 kursi oo kamid ah Kuraastii ka harsanaa 43-da kursi ee deegaan doorashadoodu tahay Jubbaland. Jubbaland oo…
Wadooyinka Waaweyn ee Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa saaka xiran xilli doorshada kuraastii ugu horeeysay ee Golaha Shacabku lagu qabanayo Beledweyne. Ciidamo farabadan oo katirsan kuwa dowladda Soomaaliya…
Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya Oo Farriin Gaar Ah U Diray Hay’addaha Ammaanka
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Midowga Musharaxiinta Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa ka hadlay qaraxii Is-miidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ee Maamulka…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/llahi…










