Ciidamada Nabadsugida Soomaaliya Qeybta Galmudug ayaa howgallo qorsheysan oo Amniga lagu xaqiijinayo waxaa ay ka sameeyeen degaano kuyaalla Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug ee Magaalada Dhuusamareeb. Ciidamada oo watay Gaadiidka dagaalka…
Warsan Radio
Doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka soomaliya oo maanta Muqdisho ka dhaceysa
Guddiga hirgelinta doorashooyinka Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa Maanta Magaalada Muqdisho ku qabanaya kuraastii ugu dambeeysay ee Xildhibaannada Golaha Shacabka ee degaan doorashadoodu tahay Gobolada Waqooyi. Ilaa Saddex kursi ayaa…
Doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka Soomaliya oo ay ka socota Muqdisho
Guddiga Maamulka Doorashada Xildhibaanada Kuraasta labada Aqal ee Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa wada qabashada doorashada Saddexda kursi ee ugu dambeeya 46 kursi Golaha Shacabka ku leeyihiin Gobolada Waqooyi. Kursiga…
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo wefdi uu hoggaaminayo, ayaa saaka u ambabaxay dalka jamhuuriyadda Jabuuti. Safarka madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa muddo maalmo ah qaadan doona, waxana wehelinaya…
Hoos ;- Ka Dhageyso Barnaamijka Arimaha Caalamka ee idaacada Warsan waxaa idin soo jeedinaaya Wariye Shukri Ismaaciil Axmed (Shukri Bidhaan) Dhageyso;- Barnaamijka Arimaha Caalmka was last modified: February 21st, 2022…










