Hoos ka dhageyso Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Maxamed C/raxman Cabdulle (Maleele)
Warsan Radio
Kusimaha Madaxweynaha Ahna Guddoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Xildhibaan Dr Cali Saciid Faqi ayaa Maanta shir Gudoomiyey Shir looga hadlayey wax ka qabashada dadka Abaartu saameysey ee ku Nool…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/llahi…
Guddoomiyaha maamulka gobolka Gedo, Mudane Axmed Buulle Gareed ayaa ka hadlay doorashada 16-ka kursi ee taalla gudaha magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka, kuwaas ay hareeyeen murano xoogan. Buulle ayaa shaaciyey…
Afhayeenka Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa Maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho kadib markii uu kasoo bogsaday qarixii uu ku dhaawacmay ee lala eegtay. Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee…










