Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Jubbaland Cabdiraxmaan Cabdi Axmed ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay wakiilka hay’adda WFP ee Soomaaliya Elkhidir Daluum. Wasiirka iyo Elkhidir Daluum ayaa ka wada hadlay…
Warsan Radio
Rooble oo hakiyay doorashada beellaha Banaadiriga si loo xaliyo khilaafka ka taagan
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka jawaabay eedeyn ka timid beellaha Banaadiriga oo ku aadan doorashada Xildhibaanada golaha Shacabka. Rooble ayaa hakiyay doorashada kuraasta beellaha Banaadiriga inta laga…
Ka dib markii uu kulan wadatashi ah la yeeshay Guddoomiyeyaasha Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal (FEIT) iyo Guddiga Doorashada Banaadiriga (SEIT), Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble waxa uu magacaabay…
Ra,iisulwasaaraha Soomaaliya ayaa cambaareeyay qaraxii maanta ka dhacay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. “Waxaan cambaareynayaa qaraxii argagixisadu maanta ka geysteen Beledweyne oo ay waxyeello isugu jirta dhimasho iyo dhaawac…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/llahi…
Ciidamada Ururka 5-aad Guutada 16-aad ee Kumaandooska DANAB ee xoogga dalka Soomaaliyeed iyo Ciidanka Nabadsugida dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay degaano ka mid ah Gobolka Jubbada Hoose.…










