Hoos ka dhageyso warka duhur ee idaacada warsan, tabiye Wariye (Yuusuf sheekh Aadan)
Warsan Radio
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor ayaa maanta saxiixay ilaa 10 Sharci oo kasoo gudubtay Golaha Baarlamaanka Galmudug Munaasabada Madaxweynaha ku saxiiyay Sharciyadaan ayaa waxaa Goobjoog ka…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/llahi…
Wafdi uu Hoggaaminayo Madaxweyne ku- xigeenka Somaliland ayaa kormeer Maanta ugu baxay degaannada Goboladda Barigga Somaliland. Degaannada ay Abaarta ka jirta ayaa ah mid Dadka iyo xoolahaba saamayn-xoogan ku reebtay…
Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxaa ka socota doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka, kuwaas oo jadwalkooda ay dhawaan shaaciyeen Guddiga hirgelinta doorashooyinka. Maanta ayaa qorshuhu yahay in Beledweyne…










