Iyada oo maalmihii la soo dhaafay sicir barar xoogan laga dareemayay qiimaha la iibiyo Shidaalka Magaalada Muqdisho ayaa waxaa war kasoo saartay Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya. Qoraal kasoo baxay…
Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/llahi…
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddiga Qiimeynta Xaaladda Deegaan Doorashada Labaad ee Jubaland ee Garbahaarreey. Rooble ayaa Guddiga ka dhageystay warbixin ku saaabsan socdaalkoodii Kismaayo…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan la qaatay Saraakiisha Ciidamada Amniga Puntland, Kulanka waxaa ka qeybgalay Wasiirka Amniga, xubno ka mid ah Golaha Wasiirada iyo Saraakiisha Ciidamada kala…
Maamulka Garbahaarey oo shirkadaha diyaaradaha ugu digay iney soo qaadaan guddiga qiimeynta
Mas’uuliyiinta ugu sarreeysa Maamulka degmada Garbahaareey ee Xarunta Gobolka gedo ayaa guud ahaan Shirkadaha diyaaradaha waxaa ay uga digeen inay degmada keenaan Xubnaha Guddiga qiimeynta Garbahaareey uu u Magacaabay Ra’iisul…
Khilaaf Xoogan Oo Soo Kala Dhex-Galay Madaxweynaha Hirshabeelle Iyo Ku-Xigeenkiisa
Warar lagu kalsoonaan karo oo laga helayo Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe iyo ku-xigeenkiisa uu soo kala dhex-galay…









