Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Soomaaliya Md Duran Axmed Faraax ayaa maanta la kulmay Danjiraha Dawladda Itoobiya ee Soomaaliya Danjire Cabdifataax Cabdullaahi Xasan.Kulankan ayaa waxaa ka qaybgalay Agaasimaha Guud…
Author
Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/llahi…
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo ay wehlinayeen kuwo katirsan daraawiishta Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay degaano hoostaga degmada Jamaame oo katirsan Gobolka Jubbada Hoose. Intii ay Ciidamada…









