Hoos Ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan Tabiye, Wariye “Mohamed Abdirahmaan” (Maleele)
Author
Warsan Radio
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa qasriga Madaxtooyada ee Magaalada Garoowe ku qaabilay, Wefdi ay hoggaaminayso Ku-xigeenka Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Marwo Anita Kiki Gbeho…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/llahi…
Diiwaangelinta musharrixiinta kuraas kamid ah Golaha Shacabka oo Maanta dhaceysa
written by Warsan Radio
Guddiga doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Koonfur Galbeed ayaa Maanta oo Isniin ah diiwaangelinaya musharrixiinta 7-dii kursi ee ugu dambeeysay Kuraasta Golaha Shacabka ee degaan doorashadooodu tahay Maamulkaasi koonfur Galbeed.…










