Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Cabdi Fitaax Aadan Xasan ayaa faah faahin ka bixiyay dhacdo afduub ah oo dhawaan Doon siday mukhaadaraad loogu geystay degaano ka tirsan Gobolka Bari ee Maamulka…
Author
Warsan Radio
Guddiga Doorashada dowlad Goboleedka Galmudug ayaa shaaciyay Guddiga Xulista Kuraasta kala ah HOP#018, HOP#021 iyo HOP#020 iyo xiliga qabashada doorashada kuraastaas. Guddiga ayaa sheegay in doorashada Saddexda kursi la qaban…
Guddiga hireglinta doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa Maanta Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay ka wada diiwaangelinta musharixiinta 7-dii kursi ee ugu dambeeysay Golaha Shacabka ee degaan…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/llahi…










