Jaaliyadda Soomaalida ee magaalada Edmonton ee dalka Canada ayaa ka walaacsan dhallinyaro dhawaan lagu weeraray magaaladaasi, kuwaas oo mid kamid ah uu dhintay, halka kuwa kalena ay dhaawacyo soo gaareen.…
Author
Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/llahi…
Guddiga hirgelinta doorashooyinka Puntland ayaa Maanta oo Khamiis ah Magaalada Garoowe diiwaangelin ugu sameeynaya musharrixiinta lix kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo degaan doorashadooodu tahay Puntland. Kuraasta oo doorashadooda la…










