Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/llahi…
Warsan Radio
Dowlad Goboleedkii sedexaad oo Maanta soo geba-gabeeysay doorashada Golaha Shacabka
Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Maamulka Puntland ayaa Maanta soo geba-gabeeyay doorashada kuraasta Golaha Shacabka ee degaan doorashadoodu tahay Puntland, iyaga oo qabtay doorashada lixdii kursi ee ugu…
Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa waxaa ka socota doorashada lixdii kursi ee igu dambeeysay kuraasta taalla degaannada Maamulka Puntland. Guddiga doorashooyinka Puntland ayaa Maanta soo geba-gabeeynaya doorashooyinka Golaha…
Waa Immisa xildhibaanada dhiman ee doorashada golaha Shacabka iyo meelaha ay ku hareen?
Maamulada Galmudug, Koonfur Galbeed iyo Puntland ayaa noqday maamuladii ugu horreyay ee soo dhameystira doorashada xildhibaanada Golaha Shacabka, waxaana horay loo dhameystiray xildhibaanada gobolada Waqooyi iyo kuwa Banaadiriga. Golaha Shacabka…
Guddiga doorashada Jubaland oo shaaciyay Guddida soo xulista ergada labo kursi oo muhiim ah
Guddiga doorashada Jubbaland ayaa shaaciyay magacyada Guddiga xulista Ergooyinka kuraasta #HOP124 iyo #HOP029. Kursiga #HOP124 oo uu ku fadhiyay C/raxmaan Dheere oo ahaa gacanyaraha Taliyihii hore ee muranka badan dhaliyay…










