Ciidamada Booliska magaalada Columbus ee gobolka Ohio ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in Sakariya Hirad oo ah wiil Soomaali ah uu walaalkiis ka weyn oo lagu Magacaabi jiray Maamed Hirad…
Author
Warsan Radio
Ciidamada Puntland Oo Howlgal Kula Wareegay Saldhigyo Ay Lahayeen Al-Shabaab
written by Warsan Radio
Ciidamada Daraawiishta dowlad Goboleedka Puntland ayaa saacadihii dhaafay waxaa ay howlgalo qorsheysan oo ka dhan ahaa dagaalamayaasha Al-shabaab ka sameeyeen deegaano ka tirsan Buuraleyda silsiladda Golis ee Gobolka Bari ee…
Wafdi Ka Socday Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Oo Gaaray Magaalada Garoowe
written by Warsan Radio
Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ahna Caasimadda Maamulka Puntland ayaa waxaa Maanta gaaray wafdi ka socday Guddiga doorashooyinka heer Federaal, kuwaasi oo soo dhaweyn loogu sameeyay Garoonka diyaaradaha Magaalada.…










