Guddoomiyaha Degmada Doolow xubno ka mid ah maamulkiisa waxgaradka, cuqaasha iyo qaybaha kale ee bulshada ayaa kulan la qaatey wafdi ay hogaaminayso ku xigeenka Ha’ayadda Cuntada Adduunka ee WFP Soomaaliya…
Author
Warsan Radio
RW Rooble Oo Kulan Gaar Ah La Yeeshay Xoghayeyaasha Labada Aqal Ee Baarlamaanka
written by Warsan Radio
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay Xog-hayeyaasha Guud ee Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee BJFS Cabdikariin Xaaji Cabdi Buux iyo Cali Maxamed Jaamac.…
Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo qaabilay Guddiga Madaxa banaan ee Xuduudaha & Federaalka
written by Warsan Radio
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Madaxtooyada Magaalada Beledweyne kula kulmay Gudiga Madaxa banaan ee Xuduudaha iyo Federaalka. Madaxweynaha waxaa kulanka ku wehliyay Madaxweyne Ku Xigeenka Hir-Shabeelle…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/llahi…









