Qoraal goor dhow kasoo baxay Madaxtooyada Puntland ayuu madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ku magacabay wasiiro cusub oo buuxinaya boosas ay baneynayaan xubno ka mid noqday Golaha Shacabka iyo kuwa kale…
Author
Warsan Radio
Rooble Oo Guddiga Doorashooyinka Kala Hadlay Qorshaha Dhaarinta Xildhibaannada Labada Aqal
written by Warsan Radio
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta kulan la qaatay Guddoonka Guddiga doorashooyinka heer Federaal ee FEIT iyo Xoghayeyaasha guud ee Golaha Shacabka iyo Aqalka…
Dacwad-ooge Turkish ah ayaa maanta weydiistay maxkamadda Istanbul inay baabi’iso kiiska dilka Jamaal Khaashuqji kuna wareejiso Sacuudi Carabiya, waxaa sidaas xaqiijisay gacalisadii weriyaha la dilay. Arrintan ayaa imaneysa ayada oo…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/llahi…








