Hoos ka dhageyso Warka duhur ee Idacada Warsan tabiye Yuusuf sheekh Aadasn (Qalinle)
Author
Warsan Radio
RW Rooble oo soo dhaweeyay liiska Xildhibaannada labada Aqal ee la soo saaray
written by Warsan Radio
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maaxmed Xuseen Rooble ayaa u hambalyeeyay Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT oo shaaciyay najiijada doorashada mudaneyaasha Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee Baarlamaanka 11aad…
Rooble oo ka hadlay tilaabada ay qaadeen Guddiga doorashooyinka Heer federal
written by Warsan Radio
Raiisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa bogaadiyay Guddiga hirgalinta doorashooyinta oo maanta bilaabay Shahaado bixinta. “Hambalyo Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal (FEIT) iyo guddoomiyehooda Muuse Geelle Yuusuf oo maanta bilaabay…










