Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa qirey in uu qadka taleefoonka kula hadlay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Ra’isulwasaare Maxamed Xuseen Rooble kadib masiibadii suuqa Waaheen ee Hargeysa. Muuse…
Author
Warsan Radio
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo kusugan Imaaraadka Carabta ayaa kulan la qaatay Madaxda Shirkadda DPWORLD, si loo dardargeliyo oo dhakhso loo billaabo dhismaha iyo balaarinta Dekadda Boosaaso. Madaxweynaha ayaa…









