Subax wanaagsan dhammaantiin waadna ku mahadsan tihiin ka soo qaybgalka shirkan jaraa’id. Inta aanan akhrin bayaankayga, waxaan rabaa in aan qof walba ugu baaqo in uu igala qayb galo hal…
Author
Warsan Radio
Sheekh Aadan Madoobe oo noqday Xildhibaankii ugu horreeyay ee kasoo jeeda KG ee qaata Shahaadada Xildhibaannimo
written by Warsan Radio
Guddiga doorashooyinka Heer Federaal ayaa Maalintii labaad oo xiriir ah waxaa ay Magaalada Muqdisho ka wadaan diiwaangelinta & shahaado siinta Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya. Xildhibaan Sheekh Aadan Madoobe…
Magaalada Muqdisho waxaa weli ka socota diiwaangelinta iyo Shahaado siinta Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana Guddiga doorashooyinka ay Maanta Gelinka hore diiwaangeliyeen Xildhibaano dhowr ah. Xildhibaannada Maanta la diiwaangeliyaya oo Shahaadada…









