
Hoos Ka dhageyso;- Barnaamijka oo looga hadlaayo Barshada nafaqada wanagsan iyo badqabka Cunada,Barnaamijka maanta qaar ahn waxa kaga hadleynaa Raadinta wadada lagu helilaha Hilibka iyo Caanada oo muhiim u ah Nafaqada Qoyska,Barnaamijka ayaa waxa soo saartey Hayada Qaramada Midoowe uqaabelsan Cunada iyo Beeraha ee FAO oo kaashaneysa Radio Warsan