Waxaa xalay saqdii dhexe teendhada Afisyooni loogu doortay guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, Sheekh Adan Maxamed Nuur (Adan Madoobe), kadib markii uu helay 163 cod, halka xildhibaan Xasan Cabdinuur…
Author
Warsan Radio
Baarlamaanka Carabta ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ee xalay Xildhibaannada Golaha Shacabka ku doorteen Magaalada Muqdisho.…










