Hoos ka dhageyso natiijada tartanka caawa ee t xaafadaha kala ah Towfiiq B iyo Wadajir B ayaa ahaa mid xiiso leh waxaan la weydiyey min 7 su’aalood wadarta guud waxey u dhigintaa 14 su’aalood
Dhibcaha Wadajir B 4 dhibcood
Dhibcaha Towfiiq B 7 dhibcood