Semi-finalka caawa ee tartanka wuxuu u shaxeeyey xaafadaha kala ah Towfiiq A iyo Wadajir B ayaa ahaa mid xiiso leh waxaan la weydiyey min 7 su’aalood wadarta guud waxey u dhigintaa 14 su’aalood
Dhibcaha Wadajir A 5 dhibcood
Dhibcaha Towfiiq A 8 dhibcood
Hoos ka dhageyso tartanka oo dhameystiran