Wasiirka warfaafinta XFS Senator Cusmaan Abokar Dubbe ayaa magaaladda Adis ababa kula kulmay wasiirka warfaafinta dowladda federaalka Itoobiya Dr Legesse Tulu ayaga oo ka wada hadlay xiriirka labada dowladood iyo…
Warsan Radio
Guddiga qaba-qaabada doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saaray shuruudaha looga baahan yahay Musharaxiinta dooneysa inay u tartamaan xilka Madaxweynaha. Qoraal ay soo saareen Guddiga doorashada Madaxweynaha dalka ayaa…
Guddoomiye Aadan Madoobe Iyo James Swan Oo Ka Shiray Dhameystirka Doorashada
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hoygiisa Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Wakiilka Xog-hayaha Guud ee Qaramada Midoobay Mr. James Swan. Kulanka…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Diiwaangelinta musharrixiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya oo Maanta bilaabaneysa
Guddiga isku-dhafka ah ah ee qaban qaabada doorashada Madaxweynaha Soomaaliya lagana soo kala xulay Xildhibaannada labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta Magaalada Muqdisho ka bilaabaya diiwaangelinta iyo lacag qabashada…










