Qoraal ka soo baxay guddoonka golaha shacabka ee Soomaaliya ayaa lagu shaaciyey go’aan laga qaatay murankii ka taagnaa xildhibaanada laga soo doortay gobolka Gedo, waxaa guddoonka golaha shacabka ee Soomaaliya…
Warsan Radio
Wasiir Carab oo sheegay in uu halis kujiro qaadista Imtixaanka Shahaadiga ee Sanadkan
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya Cabdullaahi Abuukar Xaaji (Carab) ayaa sheegay dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya aysan xilligaan heyn awood dhanka waxbarashada ah sababo la xiriira dhaqaalo la’aan aawgeed. Wasiir Carab…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Xildhibaannada Golaha Wakiilada Somaliland ayaa Maanta oo Isniin ah Kulan aan caadi aheyn waxaa ay ku yeelnayaan xaruntooda Magaalada Hargeysa, waxaana hortagaya Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Madaxweynaha ayaa khudbadii…
Kenya oo heegan gelisay Ciidamadeeda kadib weerarkii Al-Shabaab ee Saldhiga Ciidamada ATMIS
Laamaha ammaanka dalka Kenya ayaa kordhiyay feejignaantooda kadib markii Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen dhawaan saldhiga ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS ku leeyihiin degaanka Ceelbaraf ee gobolka Shabeellaha dhexe. Waxaa…
Waxaa Maalintii labaad oo xiriir ah Guddiga isku-dhafka ah ee doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ay magaalada muqdisho ka wadaan diiwaangelinta musharrixiinta xilka Madaxweynaha, kuwaas oo la siinayo shahaadada musharranimo hadii ay…










