Barnaamijka Arimaha Caalamka waxaa idin soo jeedinaaya Wariye Shukri Ismaciil Axmed (Shukri Bidhaan)
Warsan Radio
Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Oo kulan la Qaatey Gudiga Dhulka Sahminta iyo Naqshadeynta Magaalada Baydhabo.
Baydhabo(Radio Warsan)Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Ahna Duqa Magalada Baydhabo Mudane Abdullahi Ali Watiin Iyo Ku Xigeenadiisa Ayaa kulan la qaatey Gudiga Dhulka ,Sahminta ,iyo Naqshadeynta Magaalada Baydhabo. Gudigan Ayaa Ah gudi…
Farmaajo oo shegay in Shacabka Soomaaliyeed ay ka codsadeen in uu mar kale is sharaxo.
Baydhabo(Radio Warsan)Madaxweynaha mudda xileedkiisu dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay shaaciyay in uu yahay musharax madaxweyne oo markale u taagan xilkaasi, isaga oo tibaaxay in codsi uga yimid…
Madaxweynayaasha Hir-Shabeelle & Jubbaland oo wadatashi la bilaabay Xildhibaannada labada Aqal
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Magaalada Muqdisho kula kulmay Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaamka JFS ee deegaan doorashadoodu tahay Hirshabeelle. Kulankaan waxaa kasoo galay Madaxweyne Ku xigeenka Hirshabeelle Yuusuf…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Waxaa Magaalada Muqdisho kulan xasaasi ahaa ku yeeshay Guddoomiyayaasha Baarlamaannada Dowlad Goboleedyada Hirshabelle, Galmudug iyo Jubbaland. Kulanka oo uu soo qaban qaabiyey Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Dr Abdulhakim Lukman Haji Mohamed…










