Hadal jeedinta 39 ka Murashax ee xilka Madaxweynaha ee bilaaban doonta maalinta berri, waxaana ay Socon doontaa ilaa 12 May. Maalinta koowaad 20 Musharax ayaa hadal jeedinaya, halka maalinta labaad…
Author
Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay kulan wadajir ah ku yeelanayaan Teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho. Xildhibaannada ayaa waxaa Maanta hortagaya 20 kamid ah musharrixiinta Madaxweynaha,…










