Baydhowy(Radio Warsan)Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab ayaa xalay xilli dambe waxaa ay weerar hoobiyeyaal ahaa ku qaadeen degaanka Biyo-cadde oo u dhow degaanka Ceelbaraf ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo ay…
Author
Warsan Radio
Baydhowy(Radio Warsan)Wararka ka imaanaya Gobolka Galgaduud ayaa ku warramaya in Ciidamada Dowlada Federaalka, kuwa Galmudug iyo Ciidamada ATMIS heegan sare laga galiyay Xaafadaha Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug. Wararku…
SAWIRO:- Madaxweynaha Somaliland oo kulan la qaatay Taliyaha Ciidammada Maraykanka ee Afrika
written by Warsan Radio
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ku soo dhaweeyey Magaalada Hargeysa Jeneral Stephen Townsend, Taliyaha Taliska Ciidammada Maraykanka ee Afrika (AFRICOM), si wada-tashi looga sameeyo horumarinta danaha labada dhinac…










