Madaxweynaha Guddiga Yurub, Ursula von der Leyen, ayaa soo jeedisay in gebi ahaanba la mamnuuco shidaalka laga soo dhoofiyo Ruushka, tan oo qeyb ka ah tallaabooyinkii ugu dambeeyay ee cunaqabateynta…
Warsan Radio
Guddiga Doorashada Madaxweynaha Oo Guddoomiye Cusub Iyo Ku-Xigeenkiisa Doortay
Guddiga isku dhafka ee doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Maanta kulan ku yeeshay Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ayaa iska dhex doortay Guddoomiye iyo Guddoomiye ku-xigeen, kadib doorasho dhacday.…
Waqtiga Ay Dhaceyso Doorashada Madaxweynaha 10-Aad Ee Somalia Oo La Shaaciyay
Guddiga isku dhafka ah ee qaban-qaabada doorashada Madaxweynah Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho, ayaa waqtiyeeyey in doorashada Madaxweynaha dalka la qabto 15-ka bishan May. Doorashadan…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo Guddoomiye ku Xigeenka Golaha Shacabka Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa maanta waxay kulan la qaateen safiirka boqortooyada UK…
Guddoonka golaha Shacabka oo la kulmay guddiga qaban qaabada doorashada Madaxweynaha
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliyaan Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Aqalka Sare mudane Cali Shacbaan Ibraahim iyo Guddoomiye ku Xigeenka…









