Hoos ka dhageyso Warka Galabnimo ee RAdio Warsan oo aqrinayo Muqtaar Sheekh Aadan (Dalmar)
Author
Warsan Radio
Warsaxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hortagaya ku takri-falka awoodda dowladnimada, musuqmaasuqa maamul iyo xadgudubka ka dhanka…









