Baydhabo-{WMN}-Alle ha u naxariistee waxa maanta Magaalafa Hareysa ee degaannada Somalilamd ku geeriyooday Abwaankii waynaa ee Maxamed Ibraahin Warsame Hadraawi. Dhowrkii sano ee la soo dhaafay ayaa la sheegay in…
Author
Warsan Radio
Xasan Sheekh oo Wareegto Madaxweyne kusoo saaray Xubnaha Guddiga Maamulka Hay’adda Maareynta Masiibooyinka
written by Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya soo jeedinta Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa wareegto Madaxweyne ku soo saaray Xubnaha Guddiga Maamulka Hay’adda Maareynta Masiibooyinka…
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee, Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamud…








